Monthly Archives: Seteembar 2012

Raiisul wasaare gaas ayaa ka soo dagey garoonka adan cadde airport kana hadley waxaa uu surtaagaley shirkii uu ka qeyb galey

Raiisul wasaare gaas ayaa ka soo noqday shir uulaga hadlayey arrimaha soomaliya kana dhacey magaalada newyork.

Posted in category | Faallo u dhaaf

Qarax xoogan oo ka dhacey xaafada isli

Waxaa qarax xoogan ka dhacey magaalada nairobi gaar ahaan xaafada isli ee soomalidu degto.qaraxaan ayaa waxaa ku dhintay 1qof kuna dhawacmay 10 kale ayaa waxaa islamarkiiba soo gaarey ciidanka police  ku kale caydhiyey sunta dadka kaga ilmaysiiso Farax dalmar

Posted in category | Faallo u dhaaf

Waxaa maanta ka dhacay shir ay soo qaban qabiyeen haweenka puntland laguna taagerayo jiritaanka puntland

Waxaa  xaley ka dhacay shir weyn oo lagu taagerayo jiritaankanpuntland ayaa caawa lagu qabtey magaalada garowe.shirkaas ay qaban qabinayey haweenka qurbaha ka yimi ayaa lagu shaaciyeyin aysan haweenka puntland oo dulqadaneyn mar danbe  dadka raba burburinta ountland,asaasida colaad ka horta … Sii akhri

Posted in category | Faallo u dhaaf

Mudaaharad lagu taageerayo xoreynta kismanyo ayaa maanta ka dhacay magaalada muqdisho

Waxaa maanta ka dhacay magaalada muqdisho mudaaharad ay isugu yimaadeen dadyow kale suwan oo ka socota 18 degmo ee magaalada muqdisho.kulaankaas oo lagu taagereyey looguna hambelyeynayey ciidanka huwaanta ah xoreyey kismanyo Qore:cali banaadiri

Posted in category | Faallo u dhaaf

Mulkiilaha website kan mr:maxamed c/ ibraahim oo ka qeyb galey shir saxaafiyiinta geeska africa loogu qabtey wadan namibia

Mulkiilaha guud ee website ka goojacade oo caawa ka duuley magaalada muqdisho oo ku aii wajahaan caasimada wadanka namibia ayaa la sheegay in uu ka qeyb galayo shirka ka furmaya wadanka namabia.shirkan oo lagu falanqeynayo xaalada wariyayaasha geeska africa gaar … Sii akhri

Posted in category | Faallo u dhaaf

Nabadoonka beesha absame ayaa caawa lagu toogtey magaalada kismanyo

Nabadoonka beesha absaame ayaa caawa lagu dilay magaalada kismany.nabadoonka oo agu magaabi jirt jaale qoollati ayaa caawa lagu diley kismanyo.nabadoonka oo waxaa diley aan la garaney ayaa la sheegey in ay toogteen niman ku hubeysan bastoolado Wariye.(jamacmichael

Posted in category | Faallo u dhaaf

Wafdi ka socda dowlada turkiga oo soo gaarey puntland

Bosaso.waxaa galabta ka soo dagtey garoonka diiyarada ee banderqaasim diyaarad sidey wafdI turki ah .wafdigan ayaa la sheegay in ay mashaaric badan ka fulin doonan puntland ay ka mid tahey dayaactiria,wadooyinka,airportyada,xafiisyada dawlada,cusbitaalada iyo wax yale kale duwan wafdigan ayaa waxaa … Sii akhri

Posted in category | Faallo u dhaaf

Madaxweynaha dawlada puntland ayaa daleecsiiyey madax ka tirsan ciidanka daraawiishta puntland&booliska

Madaxweynaha dawlada puntland dr:cabdiraxman maxamed maxamuud faroole ayaa dalacsiiyey madax ka tirsan ciidanka daraawiishta &booliska  Liiska ciidanka daraajada la siiyey: 1.abaanduulaha ciidanka daraawishta ahna taliye ku xigeen darawiishta col deyr c/ iskatoos 2.taliyaha ciidanka booliska puntland col:maxamed siciid jaqaanaf 3.taliye … Sii akhri

Posted in category | Faallo u dhaaf

Madax ka socota dowlada puntland oo ka qeybgashey shirka accra ee parternship for education (Gpe)oo ka qeybgaleen in ka badan 25 wadan oo african ah

Madax ka socota dowlada puntland oo in dhawalaba ku sugna wadanka norway ayaa ka qeybgaley shir lagaga hadley arrimaha hormaarinta waxbarashada  ee (gpe)oo ay ka qeyb galeen ku dhawaad 25 wadan oo african. Wixii ka soo kordha kala socowebsite

Posted in category | Faallo u dhaaf

Dawlada puntland ayaa uuhambalyeeysay ciidamada huwaantaha ee xoreeyey kismanyo

Waarada arrimaha gudaha dawlada punland ayaa uu hambelyeysay gelida magaalada kismanyo ee ciidamada huwaanta ah soomaliya iyo kenya Tifatire:maxamed cabdi ibraahim

Posted in category | Faallo u dhaaf