Monthly Archives: Oktoobar 2012

Guddoomiyaha gobolka Nugaal oo ka hadlay hawlgalada Ammaanka ee Garowe.

Guddoomiyaha oo la hadlay warbaahinta maxaliga ah ee Puntland ayaa sheegay in magaalada Garowe ay ka socdaan hawlgalo baaxad leh oo lagu xaqiijinayo ammaanka guud ee xaafadaha magaalada kadib markii ay soo baxeen sida uu tilmaamay warbixino sheegaya in deegaanada … Sii akhri

Posted in category | Faallo u dhaaf

Kismaayo– Wafdi UN-ta ka socda ayaa gaaray Kismaayo

Wafdi ka socda Qaramada midoobey ayaa gaarey Magaalada Kismaayo, si ay ugu kuur galaan xaalada deegaankaas, wafdiga ayaa waxaa ka mid ah Hay’ada miina baarka u qaabilsan Qaramada Midoobey iyo Hay’ada WFP. Wafdigaan ayaa maanta kasoo dhoofey Nairobi, waxayna kismaayo … Sii akhri

Posted in category | Tagged | Faallo u dhaaf

(Sawirro+Cod) Ciidamada Booliska Gobolka Mudug lacago ay soo qabteen oo goob fagaare ah lagu gubay.

Posted in category | Tagged | Faallo u dhaaf

mulkiilihii maamulki la magacbaxay khaatumo oo laga shaaciyey sawiiro/cod

Posted in category | Tagged | 1 Faallo

Tarminaalka Garoonka Diyaaradaha Garowe oo manta la dhegaxdhigay. Posted by Pi1 on October 29th, 2012

Garowe(goojacade.wordpress.com):- Dawlada Puntland ayaa maanta dhegaxdhigtay Tarminaalka cusub ee Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Garowe. Dhegaxdhigan Tarminaalka ayaa waxaa ka soo qaybgalay masuuliyiin farabadan oo ka tirsan golaha wasiirada iyo saraakiisha ciidamada dawlada Puntland waxaan si rasmi ah u dhagax dhigay … Sii akhri

Posted in category | Tagged | Faallo u dhaaf

Posted in category | Faallo u dhaaf

(Sawirro) Shacabka Somaliyeed ee ku nool Ethiopia oo soo dhaweeyay madexda dawlada Federaalka Soomaaliya

Posted in category | Tagged | Faallo u dhaaf

mulkiilaha maamulka dankugaadh dhulbahante cali khaliif galeyr oo ka cabsi qaba golaha wasiirada ciida mataleysa beesha uu u dig dig laha

.mulkiilihii maamulki khaatumo seeg oo warweyn ka qaba xubnaha uu matalaya golaha wasiirada beesha dhulbahante.

Posted in category | Tagged | Faallo u dhaaf

Roobabka dayrta oo si wacan uga hooray deegaanada Puntland intooda badan.

goojacade wordpress}.roobab kan oo ka da’ay inta nadan puntland. Meelaha roobabkani ay ka da’een waxaa ka mid ah gobollada Mudug, Nugaal, Bari, Karkaar, Sool, sanaag, Cayn iyo Haylaan iyo degmooyinkooda eePuntland. Gobolka Nugaal meelo badan oo ka mid ah waxaa … Sii akhri

Posted in category | Faallo u dhaaf

Wasaarada Beeraha iyo waraabka Puntland oo abuur cusub u qaybisay qaar ka mid ah Beeralayda Puntland.

Wasaarada Beruhu waxay abuurkac gaarsiiyay qaar ka mid ah beeralayda gobollada Puntland si ay uga faa’idaystaan xilli roobaadkan cusub islamarkaana ay biyaha roobka ku beertaan. Masuuliyiinta Wasaarada Beeraha iyo waraabka puntland oo saxaafad ala hadlay ayaa sheegay in abuurkani uu … Sii akhri

Posted in category | Tagged | Faallo u dhaaf